Masuul caawa lagu dilay Gaalkacyo & faahfaahino ka soo baxaya

Guddoomiyihii xaafadda Garsoor ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo, Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan Nuur Gees-diir ayaa caawa la dilay sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaaladaas. Rag bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay iney fuliyeen dilka marxuum Cabdiraxmaan Nuur Gees-diir iyagoo sidoo kale dhaawacay nin la socday. “Seddax nin oo hubeysan ayaa madaxa xabado kala dhacay … Continue reading Masuul caawa lagu dilay Gaalkacyo & faahfaahino ka soo baxaya